DEG DEG: Dowladda Somalia oo beenisay Warar laga faafiyey ciidamo tababar u jooga Eritreya

Xukuumada Somalia ayaa caawa si adag u beenisay warar illaa xalay ay baahinayeen warbaahinta gudaha qaarkood iyo  baraha bulshada kuwaasoo sheegayey in ciidamo ka tirsan DF oo tababar loogu qaaday dalka Eritreya laga qeyb geliyey dagaalka Itoobiya ku qaaday gobolka Tigray, laguna laayey. Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Somalia oo caawa ka hadlayey telefishinka ku hadla codka … Continue reading DEG DEG: Dowladda Somalia oo beenisay Warar laga faafiyey ciidamo tababar u jooga Eritreya